Caro ka dhalatay Hadal uu jeediyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Baraha bulshada ayaa aad loogu hadal hayaa muuqaal laga soo duubay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jen. Mahad C/raxmaan Aadan oo sheegaya in dadka aysan lixaadkooda dhameyn aan looga baahneyn ciidanka Asluubta. Taliyaha oo ka hadlayay munaasabad uu ciidamada Asluubta kula hadlayay ayaa sheegay in ay u baahan yihiin dhalinyaro fir fircoon oo kamid noqota ciidanka asluubta, … Continue reading Caro ka dhalatay Hadal uu jeediyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed